Maamulka xafladaha casriga

Abuur xaflad daqiiqado gudahood

Martiqaad casri ah, tikit gelitaan iyo analytics dhamaystiran. Wax walba hal meel ku maamul

Check-In
Hal Link
Tikit Scan
Luxury Corporate Gala invitation template
Elegant Wedding Reception invitation template
Templates premium
Diyaar u ah xafladdaada

Dooro Adeeggaaga

Martisan wuxuu kuu diyaariyey laba adeeg oo fudud. Dooro adeegga ku habboon baahidaada.

Hool munaasabadeed oo qurux badan

Raadi Goob

Raadi hoolal, hotels iyo goobo munaasabado oo la isku halayn karo.

Sawirro
Qiime
Khariidad
Adeegyo
Casuumaad dijitaal ah oo Martisan ah oo taleefan ku muuqata

Abuur Munaasabad

Samee casuumaad dijitaal ah oo casri ah, maamul martidaada, kuna isticmaal Tikit gelitaan.

Casuumaado
Marti Maamul
Tikit gelitaan
Warbixinno

Wax kasta oo aad xaflad u baahan tahay

Aroos, Nikax, Meher, Qalin-jebin, Shir — hal platform.

Casuumaad Dijitaal ah

Templates premium oo Somali ah — dooro, buuxi, oo daqiiqado gudahood diyaari casuumaaddaada.

Hal Link

Hal link ku casuum martidaada, diiwaangelintana ha ku dhamaystiraan online.

Tikit Check-in

Tikit gaar ah marti kasta. Hal hubin, gelitaan fudud.

Marti Maamul

Maamul martida diiwaangashan, xannib ama ka saar, isla markaana la soco boosaska haray waqtiga-dhabta ah.

Kooxda Munaasabadda

Hal link ku dar Kooxda Munaasabadaha, si ay Tikitka u hubiyaan.

Xogta Xafladda

La soco views-ka, scans-ka, diiwaangelinta iyo imaanshaha, dhammaantood hal dashboard oo live ah.

Notifications

Ogeysiis degdeg ah marka marti diiwaan galo, la scan gareeyo, ama booking cusub yimaado.

WhatsApp Share

Farriin Soomaali ah oo rasmi ah oo si fudud loogu diro martida — diyaarsan.

Sida ay u shaqayso

Bilow hadda
01

Abuur Xaflad

Buuxi magaca, nooca munaasabadda, taariikhda iyo Tirada Martida

02

Share Link

Hal link ku dir WhatsApp, martiduna si fudud ha isku diiwaan geliyaan.

03

Tikit Gelitaan

Marti kasta wuxuu helayaa tikit u gaar ah, gelitaankiisana si fudud ayaa loo xaqiijinayaa.

Xalalka Munaasabadahaaga

Qorshee Si Fudud, U Dabaaldeg Si Weyn

Dooro xalka ku habboon baahidaada.

Bilaash

$0

Tijaabi Martisan hal munaasabad adigoon wax lacag ah bixin.

  • 1 Munaasabad
  • Premium Invitation
  • Guest Management
  • Tikit Check-in
  • PDF
  • PNG
Ugu Caansan

Event Creator

$1/ Munaasabad

Ku maamul hal munaasabad si fudud, casri ah, oo xirfad leh.

  • Premium Invitation
  • Guest Management
  • Tikit Check-in
  • Event Team Dashboard
  • Live Attendance
  • Analytics
  • PDF & PNG Export

Goob Partner

Qorshahan waxaa loogu talagalay hoolalka, hotels-ka iyo goobaha munaasabadaha ee doonaya inay si xirfad leh u maareeyaan bookings-kooda iyo macaamiishooda.

  • Dashboard-ka Goobta
  • Unlimited Bookings
  • Unlimited Event Creators
  • Staff & Team Management
  • Tikit Entry System
  • Analytics
  • Calendar Management
  • Priority Support

Diyaar ma u tahay xafladdaada xigta?

Hal mar abuur, dir link, oo eeg analytics-ka wakhti dhab ah.