Waxaan idin ku casuumaynaa munaasabad lagu sharfayo labo ruux oo isku kordhiyey jacayl & iimaan.

Luul Xuseen& Ilyaas Maxamed

aroos
اللَّهُمَّ بَارِكْ لَهُمَا، وَبَارِكْ عَلَيْهِمَا وَاجْمَعْ بَيْنَهُمَا فِي خَيْرٍ
"Allaahumma baarik lahumaa, wa baarik 'alayhimaa wajma' baynahumaa fii khayr."
Mon, Jun 29, 20268:00
Amaan, Mogadishu
Powered by Martisan

Casuumaaddaada

Fadlan buuxi magacaaga iyo lambarkaaga si aad u xaqiijiso imaanshahaaga. Markaad guuleysato waxaad heli doontaa QR Code oo aad xaflada ku gali doonto.

La diiwaan geliyay 0 / 105105 boos banaan

Kusoo dhowow Martiqaadka

Fadlan is-diiwaangeli si aad u hesho QR Code-kaaga rasmiga ah ee aad xafladda ku geli lahayd. Qof walba oo marti ah wuxuu u baahan yahay diiwaangelin gaar ah.