Waxaan idin ku casuumaynaa munaasabad lagu sharfayo labo ruux oo isku kordhiyey jacayl & iimaan.
Waqtiga is-diiwaangelinta ee xafladdaan waa dhammaaday maadaama ay xafladdu bilaabatay.
Fadlan la xiriir qofka xafladda kuu soo diray haddii aad u baahan tahay caawimaad.
Fadlan is-diiwaangeli si aad u hesho QR Code-kaaga rasmiga ah ee aad xafladda ku geli lahayd. Qof walba oo marti ah wuxuu u baahan yahay diiwaangelin gaar ah.