Xaflad qalin jebin dufcaddii 12 aad
Fadlan buuxi xogtaada si aad u xaqiijiso ka soo qaybgalkaaga. Marka diiwaangelinta la dhammeeyo, waxaad heli doontaa Tikitkaaga rasmiga ah ee gelitaanka Xafladda.
Fadlan dhammaystir diiwaangelintaada si aad u hesho Tikitkaaga rasmiga ah ee gelitaanka xafladda. Diiwaangelin gaar ah ayaa looga baahan yahay marti kasta.