Waxaan idin ku casuumaynaa munaasabad lagu sharfayo labo ruux oo isku kordhiyey jacayl & iimaan.

Ilyaas& Luul

aroos
اللَّهُمَّ بَارِكْ لَهُمَا، وَبَارِكْ عَلَيْهِمَا وَاجْمَعْ بَيْنَهُمَا فِي خَيْرٍ
"Allaahumma baarik lahumaa, wa baarik 'alayhimaa wajma' baynahumaa fii khayr."
Tue, Jun 30, 202608:00
Armaan Halls, Mogadishu
Powered by Martisan

Diiwaangelintu waa xirantay!

Waqtiga is-diiwaangelinta ee xafladdaan waa dhammaaday maadaama ay xafladdu bilaabatay.

Fadlan la xiriir qofka xafladda kuu soo diray haddii aad u baahan tahay caawimaad.

Kusoo dhowow Martiqaadka

Fadlan is-diiwaangeli si aad u hesho QR Code-kaaga rasmiga ah ee aad xafladda ku geli lahayd. Qof walba oo marti ah wuxuu u baahan yahay diiwaangelin gaar ah.